Ma ogtahey Shaqadoonoow

Ma ogtahey Shaqadoonoow in CV-kaaga oo aad qurxisaa uu kor u qaadi karo in lagugu yeero shaqada aad ku codsatey, hadaba iska qurxi si aad uga duwanaato tartamayaasha kale samee sidaan:-

  1. Qurxi CV-gaaga oo ha noqdo mid soo jiidasho leh.

  2. Akhri oo hubi inta aadan dirin.

  3. Ku dabaq shaqada aad markaa codsaneyso.

  4. Markasta waa inuu noqdaa mid aad update-gareysey. Waa inuu ahaada mid si fiican loo aqrin karo.

  5. Ha noqdo mid kooban oo soo jiita indhaha dadka aqrin doono.

  6. Iska sax erayada “Spelling-ka”.

  7. Wargeli dadka aad Reference ka dhigatey

“Average time spent looking at a CV is 5 – 7 seconds – don’t waste”.

comment 1


  1. Mahamed Ahmed faraha

    Magacaygu waa mahamed Ahmed Farah, waxaan dhashay, 02/02/1999, waxaana Ku dhashey degmada galdogob, waxa aan Aahay tahriibe 2019 kusso labtay dalkiisa 2021.
    Waxa aan Ahay aabbe’ haysta 2 carruur ah,
    Waxa aan Ahay darawal’ waxaana bartay darawal’ nimada 2012′ waxaana Ku shaqeystay 2012 illaa 2017.

    Reply

leave your comment


Your email address will not be published. Required fields are marked *