Iibiye & Lacag aruuriye (Salesman and Collector) – Dhahar

  • Dhahar
  • Full time
  • 3 weeks ago
  • / Monthly

Job Information

  • icon
    Category
  • icon
    Shift
  • icon
    Posted On May 14 ,2020
  • icon
    No. of Openings 1 opening
  • icon
    Job Level :
  • icon
    Job Experience :

Job Description

Iibiye & Lacag aruuriye (Salesman and Collector) - Dhahar

Application Opening: 11/05/2020

Application Deadline: 25/05/2020

Number of Vacancies: 1

Position Location: DHAHAR

FG* Dhammaan cidii danaynaysa inay u tartanto booska kor ku xusan waxaa laga doonayaa inay keento Taariikh-nololeedka (CV) oo faahfaahsan isla markaana dhawaantan la qoray. Waxaa lagu soo hagaajinayaa codsiyada oo lagu soo xoojiyay koobiyada shahaadooyinka iyo cadaymaha maamulka Golis DHAHAR.

Wixii waraaqo ah ee la keeno xafiiska dib looma celinayo, sidaas darteed ha kusoo darin waraaqaha asalka ah(Original), laakiin waa inaad usoo qaadataa waraysiga(Interview) si hadii loo baahdo aad usoo bandhigto.

Shuruudaha laga doonayo waa sidan:

  • Waa inuu haystaa ugu yaraan shahaado jaamacadeed oo maamulka iyo maaraynta ama dhaqaalaha.
  • waa inuu ku fiican yahay maamulka iyo xisaabaadka.
  • Waa in uu si fiican u yaqaanaa adeegsiga computer-ka.
  • Waa in uusan haba yaraatee lahayn wax balwad ah.
  • Waa in uu leeyahay dabeecad fiican oo dhaqan ahaan uga muuqata.
  • Waa inuu sumcad fiican ku leeyahay bulshada dhexdeeda.
  • Waa in uu diyaar u yahay inuu shaqeeyo xiliyo kala duwan iyo meelo kala duwan oo ka mid ah xarumaha Golis.
Skills: