Job Description
FURSAD SHAQO:
Salaam Bank waxaa uu ogaysiinayaa dhammaan Bulshada ku Nool Magaalada
Laascaanood &
Ceerigaabo in ay
jirto Fursad shaqo oo ka Bannaan Bangiga.
- Shaqada Banaaan: Marketing Officer
- Goobta: Laascaanood & Ceerigaabo .
- Booska: Labo Boos
- Wakhtiga Qabashada Araajida: 08__15 May 2019
Shuruudaha la Rabo:
- In uu Keeno Xafiiska Salaam Bank shahaado Original ah ee Bachelor ama Master ah
- In uu yahay qof Aqoon leh oo aamin ah.
- In uu yahay Qof Dabeecad Wanaagsan oo ku fiican Qancinta Macaamiisha
- In uu Horay uga soo shaqeeya Bangiga ama shirkad Maaliyeed.
- In uu ku Fiican yahay Qancinta & Xiriirka Bulshada.
- In uu si fiican u yaqaan Luqada English & Carabiga
- in uu leeyahay aqoon & Xirfad Maamul
F.G: Waxaa lagu soo aadinayaa araajida Xafiiska Salaam Bank ee Laascaanood& Ceerigaabo
Wixii Faafaahin ah kala xiriir Tell : 7792032/7792700
Gudiga Imtixaanka
Sh Adam Cali Maxamed / jaamac Shire Maxamed