XISAABIYE – GAROWE

  • Garowe
  • Full time
  • 6 months ago
  • / Monthly

Job Information

  • icon
    Category
  • icon
    Shift
  • icon
    Posted On Apr 13 ,2021
  • icon
    No. of Openings 1 opening
  • icon
    Job Level :
  • icon
    Job Experience : 3 years

Job Description

Boos ka bannaan Shirkadda Biyaha FARJANO –Garowe

Xisaabaadka iyo Maaliyadda:

  • La shaqaynta bangiyada, la socodka xisaabaadka shirkaddu ku leedahay bangiyada, la socodka dhaqdhaqaaqa xisaabaadka shirkadda iyo ka jawaabidda wixi su’aalo ah oo la xiriirka xisaabaadka
  • Xisaabinta iyo hubinta khasnajiga shirkadda iyo dhamaan arriamaha maaliyadda ee shirkadda
  • Dajinta miisaaniyadda shirkadda iyo la socodka kharashaadka shirkadda.
  • Wuxuu mas’uul ka yahay dhawrista dhamaan nuqullada iyo qoraalada maaliyadda ee shiradda

SHURUUDAHA

  • Heerka waxbarasho iyo waayo-aragnimo:
  • Waa inuu shahaado jaamacadeed ka haysta maamulka ganacsiga iyo waxii la xiriira
  • Waa inuu yaqaan qaabka loo sameeyo Balance Sheet
  • Waa inuu xiri karaa xisaabta Shirkadda
  • Waa inuu leeyahay khibrad la xiriirta shaqada ugu yaraan 2- 3 sano
  • Waa inuu luuqada Ingiriiska waxku qori karaa kua hadli karaa
  • Waa inuu yaqaan Quickbook
  • Waa inuu yaqaan Computerka qaybihiisa kala duwan sida Word xp, Excell xp, Power Point iwm.
  • Xisaab-xirka shirkadda maalinle, bile iyo sanadle
  • Waa inuusan ka wayneyn 25 jir – qof dumar ahna yahay.

Kartiyaha

  • Xirfad koox hogaamin
  • Dad la dhaqan wanaagsan
  • Hal-abuur iyo himilo sare
  • Hufnaan sare
  • Gaari kara go’aamo adag iyo qiimaynta khataraha
  • Leh xirfado dad maamul

La Xiriir

Fadlan gee codsigaaga shaqo, CV-gaaga, shahaadooyinkaagaiyo wixii dukuminti ah Xarunta ku taala JIDKAMEERAYSANE ee magaalada Garowe ama la xariir lambarada kala ah: 907794663

Xayaysiintuwaxay ku egtahay: 12 May 2021

Skills: