XISAABIYE- GAROWE

  • Garowe
  • Full time
  • 3 weeks ago
  • / Monthly

Job Information

  • icon
    Category
  • icon
    Shift
  • icon
    Posted On Mar 31 ,2021
  • icon
    No. of Openings 1 opening
  • icon
    Job Level :
  • icon
    Job Experience : 2 years

Job Description

Cinwaanka Jagada: Xisaabiye

Goobta shaqada:  Garowe

Xisaabaadka iyo Maaliyadda:

  • La shaqaynta bangiyada, la socodka xisaabaadka shirkaddu ku leedahay bangiyada, la socodka dhaqdhaqaaqa xisaabaadka shirkadda iyo ka jawaabidda wixi su’aalo ah oo la xiriirka xisaabaadka
  • Xisaabinta iyo hubinta khasnajiga shirkadda iyo dhamaan arriamaha maaliyadda ee shirkadda
  • Dajinta miisaaniyadda shirkadda iyo la socodka kharashaadka shirkadda.
  • Wuxuu mas’uul ka yahay dhawrista dhamaan nuqullada iyo qoraalada maaliyadda ee shiradda

SHURUUDAHA

Heerka waxbarasho iyo waayo-aragnimo:

  • Shahaado jaamacadeed ka haysta maamulka iyo maaraynta
  • Khibrad la xiriirta shaqada ugu yaraan 2 sano
  • Waa inuu yaqaan Quickbook
  • Xisaab-xirka shirkadda maalinle, bile iyo sanadle

 

Kartiyaha

  • Xirfad koox hogaamin
  • Dad la dhaqan wanaagsan
  • Hal-abuur iyo himilo sare
  • Hufnaan sare
  • Gaari kara go’aamo adag iyo qiimaynta khataraha
  • Leh xirfado dad maamul

 

La Xiriir

Waxaa lala soo xiriirayaa oo keliya murashixiinta la xusho, fadlan u dir codsiga shaqada, Cvgaaga, shahaadooyinkaaga iyo wixii dukuminti ah oo la xiriira emailkan rugsanmeat486@gmail.com

Xayaysiintu waxay ku egtahay: 10 April, 2021

Xayaysiint shaqada Xisaabiye shirkadda rugsan

Skills: