Ma tahay shaqadoon?

Ma tahay shaqadoon, Raac talaabooyinkan:

  • Yeelo asxaab dhanka Online-ka ah oo kaa caawiya shaqo raadinta

  • La sheekeyso asxaabtaada iyo xubnaha qoyskaaga, waydii aragtidooda shaqa-doon

  • Ha isku koobin shaqooyiinka la soo xayeysiiyo, balse adiga raadso meelo aad ku tababarato

  • Ballaari meelaha aad shaqada ka raadineyso – ha isku koobin magaaladaada iyo inta aad taqaano.

  • Noqo qof isku kalsoon oo furfuran – xirfadahaagana ballaari

  • Inta aad jaamacadda dhiganeyso, shaqee oo qabo howlo mutadawacnimo ah oo mushaar aadan ku raadineynin, balse khibrad aad ka heleyso

  • Isku day in aad shirkadaha ka codsato shaqo-barasho iyo tababarro, adigoo u shaqeynaya

  • La xiriir ama iska diiwaangeli shirkadaha dadka u raadiya shaqada Meelaha lagu qabto bandhigyada shaqo iyo shaqo-doon ama xirfadaha ka qeybgal

comment 2


  1. Abdinasir

    Aad ayaad u mahadsan tihiin taladaad nasiiseen waa mid aad iyo aad uqiimo badan o ah tankaliya oo fursada ku sahli karta

    Reply

leave your comment


Your email address will not be published. Required fields are marked *